Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay saraakiisha Booliska Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa casho sharaf u sameeyay saraakiisha cusub ee taliska qeybta guud ee Booliiska DGGM. Ujeedada kulanka ayaa aheyd isbarasho, dhiirrigalin iyo dardargalinta arrimaha amniga iyadoo kulankaan uu goobjooge ka ahaa taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Madaxweyne Qoorqoor ayaa mudnaan gaar ah siinaya sugida amniga isaga oo u maraya dib-u … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay saraakiisha Booliska Galmudug (Sawirro)